University of Cambridge – Short Online Courses (PACE)

kawthar.Space
0

 

 University of Cambridge – Short Online Courses (PACE)

Guudmar iyo Sumcad

  • Cambridge waa jaamacad taariikhi ah oo caan ku ah cilmi baaris, technology, business, iyo humanities.

  • PACE waxay bixisaa koorsooyin gaagaaban oo online ah, celcelis ahaan 7 toddobaad.

Qaabka Koorsooyinka

  • Waxaad ka qeyb qaadaneysaa lectures online, discussions, iyo assignments.

  • Mawduucyada: business, health, writing, technology, leadership.

  • Qof kasta wuu iska qori karaa; shahaado ayaa la helaa marka la dhammaysto.

Faa’iidooyinka

  1. Waxaad ka baraneysaa Cambridge, jaamacad sumcad leh.

  2. Certificate rasmi ah ayaa lagu helaa dhammaystirka koorsada.

  3. Waxbarasho flexible ah oo online ah.

  4. Waxaad horumarin kartaa xirfadahaaga adigoon gelin barnaamij dheer.

🔗 Link: Cambridge Short Online Courses

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Accept !